Axmed Madoobe oo ka digay arrimo lidi ku ah amniga Kismaayo oo laga soo abaabulayo.. (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ka dib muddo toddobaadyo ah oo uu ku sugnaa magaalada Nairobi isagoo arrimo badan ka hadlay. Axmed Madoobe oo ka hadlayay xaalada siyaasada Dalka ayaa soo hadal qaaday Shirka Garowe oo uu sheegay in aanu ahayn shir amni balse uu yahay shir siyaasadeed … Continue reading Axmed Madoobe oo ka digay arrimo lidi ku ah amniga Kismaayo oo laga soo abaabulayo.. (Sawirro)